Uusmiir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld uusmiirid.
Uusmiir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Neef geel ah oo la qalay calooshiisa biyo ka miirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uusmiir ↴
uusmiirad | uusmiiran | uusmiiran | uusmiirasho | uusmiirid | uusmiirmid | uusmiirnaan | uusmiirnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg