Site icon Qaamuus

ereyga

Waabi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cid ama wax socday hakin. 2. Wax dagaal u taagan ama u soo socda nabar uu la hakado ama uu ku gabbado u taagid; baacin. baacin

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waabi

waabid | waabin | waabis | jawaabid | sawaabi | sawaabid | sawaabin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version