Waanwaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Nabad yar oo ay kala dhigtaan laba qolo oo ay colaadi dhex tiil, heshiis nabadeed oo ku meel gaar ah. 2. Rajo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waanwaan ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg