Site icon Qaamuus

ereyga

Waar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)

Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914, mitir.

Waar

Qaabnaxa: u.j Isrogrogga:

ld waryaa.

Waar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Cimri aan dhimasho lahayn ku noolaan. 2. Wax muddo dheer jirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waar

waalid | waaran | waaray | waardiye | waari | waari | waarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version