Site icon Qaamuus

ereyga

Waari

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Sheekada haabeenkii lagu soo jeedo, dhafar; dabjeex.

Waari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Waar ku cabbirid. 2. Wax waaro ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waari

waalid | waarid | waarid | waarid | waaridid | waaridnimo | waarig | waariko |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version