Site icon Qaamuus

ereyga

Waariko

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Jaad likaha ka mid ah oo badanaa dundumooyiinka agtooda ka soo fuuro; barkiwaraabe. ld waarig.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waariko

waarig | waarikow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version