Waax
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.dh)1. Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybiyey meeshood; rubuc, rubi. Tus. “Hasha la qaley waax iga sii”. 2. Qaybaha waaweyn ee kala duwan ee hay'ad maamul u qaybsantahay middood.
Waax, Fallar, Leber, Yaaw, Yuuc*
Waax = 1/4 Fallar = 1/8 Leber = 1/16 Yaaw = 1/32 Yuuc = 1/64
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waax ↴
laan | maagma | waaxayn | waaxaysasho | waaxayso | waaxee | waaxid | waaxyayn | waaxyee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg