Waayeel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Qof fil weyn ama wax garad ah.
Waayeel
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)ld waayeelow.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waayeel ↴
odayow | caafimaad-beeleed | qaafo | waayeelid | waayeelnimo | waayeelow | iskuddaran | jamaamuur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg