Wabax
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Biyo ka dhergidda (xoolo).
Wabax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bxay, -baxday; -bxi)Xoolo biyo ka dhergid. ld wabaxso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wabax ↴
wabaxguul | wabaxsan | wabaxsanaan | wabaxsanaansho | wabaxsasho | wabaxso | wabaxtaraar | wabxid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg