Wacadfur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wacad la dhigtay oo la jabsho.
Wacadfur
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Ku w.: ballan adag oo la galay ka bixid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wacadfur ↴
wacadfurid | wacadfuryo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg