Site icon Qaamuus

ereyga

Wacal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Wiil aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel¹.

Wacal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.dh)

Gabar aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wacal

wacalnimo | ablaawe | farakh | garac | wecel | wecel |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version