Wada noolaansho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Isdhex gal ka dhex dhaca laba xayawaan ama laba sinji oo geedo ah, kuwaas oo wada nool, oo mid kamid ahi isdhex galkooda ka faaidaysanayo, ka kalena wax dhibaato ahi ka soo gaadhayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wada noolaansho ↴
nabad-jeceyl |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg