Wadaaji
Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Dad wax ka dhexeysiin. 2. Wax qaybin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadaaji ↴
wadaajin | fillan | is | shariig | shariikyeel | shirki | shirki |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg