Site icon Qaamuus

ereyga

Waddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Dhul falan oo la maro; jid; dhabbe; marin; hilin; daw.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waddo

raac | laami | tafaal | waddaysan | waddee | waddo-caanood | waddo-dhaan | waddo-halaq | waddo-hunguri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version