Wadnaqabo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)1. Cid wadnaha xanuunayaa ahaansho. 2. Qof wadnaqabad ah ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadnaqabo ↴
wadnaqabasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg