Wado
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-atay, -adatay)1. Xoolo, dad, gaadiid iwm kaxaysasho. 2. Hawl la qabanaayey sii fulin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wado ↴
wadaal | wadasho | abbaay abbaay | callaal | dareewal | dhiibaal | gaarigacan | hoggaan | hoggaansan | horkac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg