Wahan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Welwel.
Wahan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hmay, -hantay; -hmi)Uurxumo iyo walaac dartii isla hadlid ama caloolyoobid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wahan ↴
wahmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg