Site icon Qaamuus

ereyga

Wahsi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Daal ka cararid darteed hawsha culays laga dhigo oo laga cagajiido. 2. ld wahsasho.

Wahsi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Astaan maatarku leeyahay, ee sababta in ay walaxi iska caabbido isbeddelka ku imaan kara xaaladdeeda socod ama negi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wahsi

caajis | caajisad | daafad-xagleed | cagajiid | gabbaljiif | wahsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version