Site icon Qaamuus

ereyga

Waji-nasasho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(baay.) Heer meertada unugga ah, oo ah marka unuggu diyaarinayo qaybsanka bu'da. Heerkan DNA-du way badataa si ay u soo saarto unugyo ku filan oo mataanaysan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waji-nasasho


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version