Site icon Qaamuus

ereyga

Walaayati

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhar cudbi ah oo dun caddaan iyo madow isugu jirta ka samaysan. 2. W. ah: waxyaalaha dibbadda laga keeno, sida dharka, qalabka guryaha iwm kan ugu jaad fiican; asli.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walaayati


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version