Walagaleen
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Godod yaryar, afaf badan leh, kana samaysma meelaha didibka ah, oo bahalladu galaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walagaleen ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg