Site icon Qaamuus

ereyga

Walambo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Dhis yar, dusha ka dedan oo la harsado. 2. Aqal yar, dhismo liita leh oo dad sabool ahi ku hoydaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walambo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version