Site icon Qaamuus

ereyga

Walbahaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Welwel, murugo.

Walbahaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Dareen murugo leh la gam'i waayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walbahaar

sumalhaad | tawal | walbahaarid | walwal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version