Walwal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Layr qabow oo xilliyada qaarkood galabtii timaada; geyr. 2. Welwel, werwer. ld warwar¹, welwel¹, werwer¹.
Walwal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Cid walbahaarid. ld warwar², welwel², werwer².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walwal ↴
walaac | walwali | walwalid | walwalin | walwalsan | walwalsanaan | walwalsanaansho | warwar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg