Site icon Qaamuus

ereyga

Wamme

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Geed yar oo jilicsan oo lugtool ah oo korna ubax qurux badan ku yeesha, hoosna buruq kuusan oo kulul oo biir leh, oo xoolaha lagu dhacariyo, layskuna daweeyo. ld mawe.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wamme

boor | fintir | mawe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version