Waraabi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Cid oomman biyo la cabbo siin. 2. Beer oomman biyo ku duwid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waraabi ↴
naanni | naar | araro | awdmid halbowle wadne | ceelaljoog | dooji | halbowle-bawdeed | kanaal | kelli | ladaab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg