Site icon Qaamuus

ereyga

Waraasi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Midab cawl ah oo lo'du yeelato. 2. Caano dhay ah, cabbaar yiil oo xoortii ka dhacday, labeenna soo yeelanaya. ld waraase.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waraasi

waraase |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version