warango
(m.dh)Walax budo ah oo xalwada marka la samaynayo lagu daro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warango ↴
xalwad [m.dh]
Cunto macaan oo laga sameeyo sankor, subag, warango, bur iwm oo la cuno.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg