Site icon Qaamuus

ereyga

Wareeq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

(xis.) Fogaanta ku dul meeran shaxan kasta oo oodan. Waxa kale lagu qeexaa dhererka xood oodan. Xoodkaasoo noqon kara siman sida goobo ama qabaal ama xood googo'an sida geesoole.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wareeq


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version