wargeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid war aysan horay u hayn gaarsiin ama u sheegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wargeli ↴
wargelin [m.f.dh]
eeg wargeli.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg