Site icon Qaamuus

ereyga

warid
(m.f.dh)

eeg war4.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warid

biyadhig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Roob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid.

cawarid [m.f.dh]
eeg cawar². ld cawaraad, cawiraad, cawirid.

dawarid [m.f.dh]
eeg dawar². ld dawar¹, dewer¹, dewerid.

warwarid [m.dh]
ld walwalid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version