warjeef
(m.l)ld warjaaf¹, warjaafid, warjeefid.
warjeef
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)Tiro badan oo nafley ah isku kol layn ama dilid. ld warjaaf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warjeef ↴
warjaaf [m.l]
ld warjeef¹.
warjaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
ld warjeef².
warjaafid [m.dh]
ld warjeef¹.
warjeefid [m.f.dh]
eeg warjeef². ld warjeef¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg