warran
(m.l)1. Hadal; war la sheego. 2. ld warramid.
warran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)1. War sheegid ama ku hadlid. 2. Ka w.: cid ama arrin wax la xiriira sheegid. 3. U w.: cid xog aysan ogayn u sheegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warran ↴
warramid [m.f.dh]
eeg warran². ld warran¹.
xogwarran [m.l]
ld xogwarramid.
xogwarran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Arrin si tifaftiran uga war bixin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg