Site icon Qaamuus

ereyga

warshadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

Alaab ceeriin warshad gelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warshadee

bandhig [m.l]
1. Keenidda meel fagaare ah wax-soo-saar warshadeed, beereed, faneed iwm si loo daawado. 2. ld bandhigid.

cunaabi [m.l] (-iyo, m.l)
Kuul laga sameeyey xabagta maydiga oo la warshadeeyey oo dumarku qoorta ku xirtaan.

warshadayn [m.f.dh]
eeg warshadee.

warshadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la warshadeeyey ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version