warwarsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld walwalsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warwarsan ↴
walwalsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ka w.: wax welwel hayo ahaansho. ld warwarsan, welwelsan, werwersan.
walwalsanaan [m.f.dh]
eeg walwalsan. ld walwalsanaansho, warwarsanaan, warwarsanaansho.
warwarsanaan [m.dh]
ld walwalsanaan.
warwarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld walwalsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg