Site icon Qaamuus

ereyga

Warxungee

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Jaad ka mid ah jaadadka caarada oo waa weyn, sun aad u xun ayuuna leeyahay. 2. Diradiraale; basaas; gogle; jaajuus.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga warxungee

jaasuus |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version