Site icon Qaamuus

ereyga

Waryaa

Qaabnaxa: u.j Isrogrogga:

(w. waryaaya) Erey lala hadle labood ah dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld ar, aryaa, waar, war³, waryee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waryaa

waar | ar | aryaa | hayaay | hooy | war | waryaaya | waryee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version