Site icon Qaamuus

ereyga

Wasaarad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Qaybaha waaweyn ee taliska dawlad u qaybsamo oo wasiir u madax yahay middood; wasaaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wasaarad

agaasime | agaasin | wakaalad | wasaaro | wasiir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version