Washaaqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.dh)Dhul biyabaxo ah oo ceelal gaaggaaban laga qoto. ld warshaaqo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga washaaqo ↴
warshaaqo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg