Waswaas
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Shaki; isla-hadal; laballaabow. ld wiswis¹.
Waswaas
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Qof wax uu samayn lahaa ka shakiyid. Tus. “Cali muufadii uu lahaa buu ka waswaasay”. ld wiswis².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waswaas ↴
waswaasi | waswaasid | waswaasin | wiswis | wiswis | wiswisid | wiswisin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg