watatacow
(m.l)ld watatacoobid.
watatacow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Rafaad la kulmid. ld waddaddacow².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh watatacow ↴
waddaddacow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday;-oobi)
ld watatacow².
watatacoobid [m.f.dh]
eeg watatacow². ld waddadacoobid, waddaddacow¹, watata-cow¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg