Site icon Qaamuus

ereyga

Waxaa

Qaabnaxa: Qurub | Diirad, Particle | Focus Isrogrogga:

Qurub soo hor marinaya yeelaha, layeelaha ama dhammeystire kale ee weerta dhexdeeda lagu muujiyo. Tus. “Waxaa yimid Xasan”. ld waxa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waxaa

aag | aakib | ka | ka | ma | waa | aalad-kabniin | kaadi | raabiya | daacuun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version