Webi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Biyo xoog leh oo durudur iyo togba ka weyn oo aan badanaa go'in.
Webi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)(juqr.) Durdur biyo macaan ah kaasoo ugu yaraan qayb sannadka ka mid ah ay ka weyntahay dur dur yar, waxayna martaa kanaal dabiici ah, oo ay dhinacyada ka xadeeyaan qarar, kuna shubma badda ama xaro, ama webi kale.
Webi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Cid wax u diyaarin. 2. Cid qaddarin la'aan u muujin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga webi ↴
maab | daad | daad | daaddeg | jaariile | laag | laag | laagfaaf | laagwebi | waaray |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg