Site icon Qaamuus

ereyga

Weel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

Wax kasta oo gudo leh oo wax lagu shubto ama lagu rido ama lagu karsado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weel

aabbur | aabee | ubbo | saab | aameel | baabbah | gaadaar | haan | haan | maalis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version