Weelduw
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld weelduwid.
Weelduw
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uway, -uday; -uwi)U w.: dad cudurrada xunxun oo lays qaadsiyo qaba, sida qaaxada iwm, weel gaar ah u yeelid, wax ku siin; faquuqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weelduw ↴
weelduwan | weelduwid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg