Weerar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dagaalka ciidanka cadawga lagu dhufto, lagu bilaabo ama lagu qaado.
Weerar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Cid duullaan ku qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weerar ↴
caabbin | bogdoox | ciijin | dabro | danaf | dhac | dhexdhac | fiid-horor | fiid-horor | hujuun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg