Wees
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Geed faalala oo xooluhu, siiba geelu daaqo oo ur aad u lifaaqoon leh. 2. Ballaar; waasac.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wees ↴
ubbo | handaawad | weesaggad | weesaysad | weesaysi | weesayso | weeso | weyso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg