Site icon Qaamuus

ereyga

Weeso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (dii.) Mayrid la mayro xubnaha qaarkood oo faral ah,la'aanteedna ayan salaadu ansixi karin. 2. (dii.) Biyo yar oo xubnaha qaarkood lagu mayro si loo tukado. 3. (-ooyin, m.l) Ubbo. ld weyso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weeso

weesayso | weyso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version