Site icon Qaamuus

ereyga

Weger

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Geed qorigiisu aad u bixi adagyahay.

Weger

Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:

Erey la yiraahdo kolka la arko wax lala yaabo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weger

wagarad | wagaradee | wegered | wegeredee | wegeredeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version