Site icon Qaamuus

ereyga

Weheliyaha isliska neg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis) Summad m. Saamiga xoogga isliska ee suurtaggalka ah uguna sarreeya iyo xoogga ku ligan dulaha is taabanaya m = Ff/Fn. Ff taas oo Ff - ay tahay xoog isliska, Fn - ay tahay xoog liganaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weheliyaha isliska neg


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version